Public Speaking
๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ฉ๐๐๐ค๐ข๐ง๐ : Marka aad ka qebgalaysid kulamo ama aad la hadlaysid bulshada noocyadeeda kala duwan waa muhiim in aad ku hubaysantahay xirfada fagaara ka hadalka.
About this course
๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐ฉ๐๐๐ค๐ข๐ง๐
Marka aad ka qebgalaysid kulamo ama aad la hadlaysid bulshada noocyadeeda kala duwan waa muhiim in aad ku hubaysantahay xirfada fagaara ka hadalka. Koorsadan waxaad ku baran doontaa sidii aad fariintaada u gudbin lahayd, khidadaha aad isticmaali lahayd, qorshaynta soo jeedintaada, qiimaynta dadkaad la hadlaysid iyo abaabulida khayraadka aad haysatid. Waxaad Eebe idinkii ku baran doontaa waxkasta oo aad u baahantahay si aad dadka wax oogu gudbiso.
Qeybaha aad ku baran doontid waxaa kamid ah:-
Model 1: Horudhaca Public Speaking
Model 2: Qiimaynta dhagaystayaashaada.
Model 3: Diyaarinta iyo qorshaynta mowduucaada.
Model 4: Agabkii ku taageeri lahaa
Model 5: Qeybaha Hadalka iwm ah.
Course content
- What is public speaking
- Ethics in public speaking
- Principles of public speaking
- Tips of Public speaking
- Ethical obligation of public speaking
- Audience analaysis
- Factors consider Audience analysis
- Types of audience analysis
- Gathering information about your audience
- Adapting audience
- Researching your topic
- Audience expect continue
- preparing for search
- Gathering information
- Evaluating Information
- Supporting material
- Why supporting material needed
- supporting material
- Attention factors and supporting material
- Attention factors
- Function of introduction
- Attention getting strategic
- prepare introduction
- Function of conclusion
- composing of conclusion