English Level 1 Course
English Level 1: Coursedan waa mid ka koobaad si aad u bilowdid safarkaaga barashada Luuqada Englishka, kana mid ah lix koorso oo Diplomada Englishka ah. Waxaana loo diyaarshay qaab itus oo itaabsii ah.
About this course
English Level 1
Marka aad doonaysid in aad yagleeshid mihnadii ama xirfadii aad ku shaqaysan lahayd sida in aad noqotid Dhakhtar, Injineer, Maamule, Xisaabiye, Programmer ama wariye iwm Waxay u badantahay inaad dareemtid in wax kaa hor istaaganyihiin ama wax ku diidanyihiin si aad u noqotid khabiir ku xeel dheer cilmigaas gaarka ah
Anaga oo ka duulayna baahida joogtada ee loo qabbo Luuqada Englishka ah waa sababta aan u samaynay Diplomadan dhamaystiran oo ardaygu si rasmi ah oogu baranayo luuqada Englishka ah. Barnaamijkan oo ka kooban saddex heer oo iskabaya midba midka kale.
Ujeedada Barnaamijkan
- Saddexda heer (level) ee aan u qeybinay barnaamijkan kan waa kii koobaad
- Barnaamijkan wuxuu kobcin doonaa afayn doonaa aqoontaada luuqada
- Mudadu waa saddex billood arday walba oo Soomaaliyeed baa ka faa’idaysan kara.
- Heerkan koobaad waxaa lagaa dhisi doonaa 4ta dhinac ee luuqada
- Waxaad awood u yeelan doontaa in aad luuqada ku hadashid waxna ku fahantid
- Waxaad kasoo baran doontaa hab online ah magaala kasta ama meel kasta.
Yaa ka faa’idaysan kara
-
- Qofkasta oo doonaya in uu horumariyo aqoontiisa Luuqada Englishka ah
- Ardada doonaysa in ay wax ku bartaan Luuqada Englishka sida galaaska 12aad iyo ardada jaamacadaha dhigta ama dhameeyay
- Qofkasta oo doonaya in uu luuqada Englishka ah barto si uu nolol maalmeedkiisa uugu dhacsan karo
Course content
- Course Introduction CFL
- introduction
- English alphabets review
- pronunciation
- pronunciation challenges
- answer for the assignments
- Singular and Plural Demonstratives
- How to get most out of this program
- Tell me about your self
- Alphabets and Words
- basic vocabulary
- Some parts of human body
- Some parts of human body contin
- sentence structure
- introduction to grammar
- basic grammar (Verbs and adverbs)
- answer for the assignments
- Singular and plural nouns.
- There is and there are
- Articles
- Days of the weeb and months of the year
- Simple greeting
- Personal pronouns
- Verb to be
- Articles
- Formal and information introductions
- Present continuous tense
- Your passport please.
- Spain and England conflict
- general greetings
- Formal and information introductions
- conversation 01
- conversation 3
- conversation 4
- answer for the assignments
- Dialog 6 and 7
- Some parts of human body
- Some parts of human body contin
- Practice Rules
- Practice 1 and 2
- Practice 3 and 4
- Practice 5 and 6
- Practice 7 and 8
- Practice 9 and 10
- Practice 11
- reading short sentences
- answer for assignments 1
- story 1 the happy dog
- story 2 the small kitten
- reading and comprehension Amina's day
- reading signs and instructions
- short sentences
- answering assignments animal paragraphs
- short sentences about my home
- paragraph my best friend
- answer for assignments 2 family paragraphs
- visiting to the market