CCNA 200-301 Starter - Network
CCNA waxaa laga soo gaabshay marka hore (Cisco Certified Network Associate). Waana shahaada heer caalami ah oo la siiyo dadka ku takhasusa cilmiga Networkingka.
About this course
CCNA wax ka ogow
Waa su’aasha ugu horaysa ee aad iswaydiinayso. CCNA waxaa laga soo gaabshay marka hore (Cisco Certified Network Associate). Waana shahaada heer caalami ah oo la siiyo dadka ku takhasusa cilmiga Networkingka. In uu qofku shahaadaas iyo hawsheeda gallo waxaa ka horaysa inuu qaato tababarka, waana u jeedada barnaamijkeenan.
Tababarkaan waa mid dhamaystiran oo aad ku baranaysid cilmiga Networkga ee heer takhasus ah. Tababarkaan marka uu ardaygu dhamaysto waxay ka dhigantahay sida adoo ka diyaariayay bachelor degree networkga.
Cisco waa shirkada ugu weyn ee soo saarta qalabka Networkga ee fadhiya/xasiloon dhamaan shirkadahana way isticmaalaan qalabkeeda inta badan, qofka marka uu tababarkaan dhamaysto wuxuu aqoon u yeelan doonaa inuu noqdo Network Administrator/Engineer ka shaqeeya hawlaha Networkga ee shirkadaha .
Maxaad ka faa’idi doontaa?
- Waxaad si rasmi ah u baran doontaa cilmiga Networkga waliba heer takhasusu ah oo aad ku shaqeysan kartid
- Waxaa kuu fududaan doonta shaqooyinka lasoo dhajiyo in aad ku baasatid imtixaankooda
- Waxaa kuu fudadaan doonta in aad heshid shahaado tababar oo aad ku darsan kartid CVgaagaaga
- Waxaa kuu fudaadaan doonta in aad gashid imtixaanka caalamiga ah si aad u heshid shahaadada caalamiga ah
- Waxaa kuu fududadaan doonta in aad baratid xirfad aad si rasmi ah suuqa oogu gali kartid kuna shaqaysan kartid.
Yaa ka faa’idaysan kara?
- Waxaa tababarkaan ka faa’idaysan kara qofka kasta oo doonaya in uu barto xirfada Networkga lehn aqoon aas-aasi ah oo computerka ah
- Waxaa tababarkaan ka faa’idaysan kara ardada jaamacada dhigata ICTga ama Computerka Scienceka ama dhamaysay
- Waxaa tababarkaan ka faa’idaysan kara dadka shirkadaha ka shaqeeya siiba dhanka ITga
- Waxaa tababarkaan ka faa’idaysan kara qofka ka shaqeeya Networkga
- Waxaa tababarkaan ka faa’idaysan kara qofka rabba inuu gallo imtixaanka caalamiga ah ee Networkga
Course content
- Welcome to the world of Networking
- How to get most out of this training
- Understanding cisco certifications
- Key topics CCNA 200 301
- Review basic terms
- Setting hands on practice
- Downloading Packet Tracer
- Understanding IPS and connecting networks
- Building your first network
- Building your first network part 2
- Building your first network part 3
- Visualizing network traffic with simple and complex PDUs
- TEst
- IP addressing
- IPv4 structure
- Structure in details
- Basic IP add and filling the gaps
- Public vs private
- Public address
- Automatic and loopback
- Classes and IP assignments
- Unicast broadcast and multicast
- The switch
- World of switching
- Primary functions of switch
- Primary functions of WAP
- Wi-Fi landscape
- Router
- Router functions
- Gateway
- How router connects
- Review questions
- Overview of OSI Model
- Application layer
- Presentation layer
- Session layer
- Data encapsulation decap
- Transport layer
- Network layer
- Data Link
- Physical layer
- Comparing OSI with TCPIP
- The two tiered architecture
- The three tiered Network
- The spine and leaf
- WAN
- SOHO
- On premise vs cloud
- Cables
- Patch Panel
- Two types of fiber
- Fiber Port Types
- Cabling rules
- Cisco IOS Bootcamp
- Location
- IOS Functions
- How to connect
- IOS Modes
- Connecting our networks
- Assigning Ips Console and more
- Hostname and Switch Vlan
- Securing our switches
- VTY Banner and Saving our work and more
- Testing network connectivity and workgroup
- Practical IPSecondary tracert Arp sharing and Remote